Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay

Waxaa saakay qarax miino oo khasaaro kala duwan geestay magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu watay Guddoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee degmada Kaxda Cabdinaasir Xasan Cali. Gaariga Gudoomiye kuxigeenka ayaa qarxay xili uu marayay Xaafada Xoosh ee degmada Dharkeenley , waxaana wararka qaar ee soo baxaya sheegayaan in qaraxu ahaa miino dhulka lagu aasay … Continue reading Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo masuul waxyeelo kasoo gaartay